Department Qaybta Qalabka Dhismaha ee Towfiiq

Qaybta Qalabka Dhismaha ee Shirkadda Towfiiq waxa aad ka heli kartaa qaybaha kala geddisan ee qalabka dhismaha, sida alwaaxda, biraha shubka, tarniigga, biraha albaabbada, iwm.