Department Qalabka Korontada ku Shaqeeya & Qalabka Guryaha

Qaybtaan waxa aad ka heli kartaa noocyadii u danbeeyey ee qalabka guryaha, sida sariiraha, kuraasta, fadhiga, armaajooyinka, iwm… Sidoo kale waxa aad ka heli kartaa qalabka xafiisyada ee kala duwan. Intaas waxaa dheer qalabka korontada ku shaqeeya oo casri ah sida mobile-ka, TV-yada, qasaaladaha, tallaagadaha, iwm.