Shirkadda Towfiiq oo Bosaso ku qabtay Xafladda lagu Abaal Marinayo Macaamisha Shirkadda “Top 40 Customer Rewards”

Shirkadda Towfiiq oo Bosaso ku qabtay Xafladda lagu Abaal Marinayo Macaamisha Shirkadda “Top 40 Customer Rewards”

30 November 2018 Towfiiq Group Xaflkad ka dhacay Xarunta Nasashada ee Maandeeq magaalada Bosaso – Puntland, Somalia, oo ay ka soo qayb galeen maamulka shirkadda Ganacsiga ee Towfiiq iyo Madaxda Shirkadda Waabari Group oo wakiil ganacsiyeed u tahay shirkadda Towfiiq Deegaanada Puntland, ganacsato, mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga, wasaarada ganacsiga […]

Read More →

Xafiiska Shirkadda Towfiq ee Garowe

Xafiiska Shirkadda Towfiq ee Garowe

Shirkada Towfiiq waxay magaalada Garowe ka furtay xafiiska October 2017, waxaana ka hawlgalay shaqaale aad ugu tababaran u adeegida macaamiisha, kusoo dhawaw Macmiil watch?v=PzvQS5rL8aA

Furitaanka Warshadda Salladaha Badbaado

Furitaanka Warshadda Salladaha Badbaado

Maanta oo Taariikhdu tahay 08-10-2018 waxaa magaalada Garowe laga furay warshada soo saareysa sallado maro ah oo bedel u noqodon doonta bacaha oo dhibaato deegaanka ku hayay,sidoo kale warshadu waxay ka qeyb qaadan doontaa hormarka dalka ayadoo ka haqabtiri doonta muwaadiniinta baahida ay u qabaan helida wax bedel u noqda […]

Read More →

Warshadda Rootiga iyo Cake ee Towfiiq

Warshadda Rootiga iyo Cake ee Towfiiq

he Company owns a bakery Plant in Bossaso, which produces highly Quality Bread, Sweets and variety of biscuits, we distribute these products to all Parts of Bossaso District and surrounding areas. We also have Diesel Generators that provide Electricity service to our Bakery Plant and large neighbourhoods in Bossaso District.

Ka faidayso Fursada Qaaliga ah Macmil

Ka faidayso Fursada Qaaliga ah Macmil

Bishaaro! bishaaro! macmiil ka faa’iidayo fursada qaaliga ah ee kuu hayso Shirkada Towfiiq Genaral Trading.co Macmii Iibso Shan kaarton Oo foster Mango 2.5 KG waxaa helaysaa laba kartoon Oo Foster 900 Grm Taaas Oo ah Qiimo Dhimis aad u wayn >   . 

OGEYSIIS MUHIM AH

OGEYSIIS MUHIM AH

OGEYSIIS                           Date:01-11-2016   Shirkadda Towfiiq waxay ogeysiinaysaa saamileyda sharafta leh: In saamile kasta oo cinwaankiisu uusan oolin shirkadda(Telefon, Email IWM) inuu la soo xiriiro shirkadda. In Saamile kasta oo cinwaanadiisa bedelay sidoo kale la soo xiriiro shirkadda Emailka shirkadda la gala soo xiriiri karo waa [email protected] Ama Telefonka shirkadda:002525-825055. si […]

Read More →